Taageero

Rakibid, tijaabo iyo caawimo ganacsi.

Ururiye waxaa loogu talagalay in qof ganacsade ah si fudud ugu shaqeeyo. Haddii aad u baahan tahay rakibid, tababar, kordhin xidhmo ama caawimo admin, nala soo xidhiidh.

WhatsApp

Nala hadal si app-ka laguu rakibo ama laguu caawiyo.

Fariin dir

Email

support@ururiye.com

Email dir

Wakiil iib

0637 607 313

Codso xiriir

Waxyaabaha aan kaa caawin karno

App-ka oo lagu rakibo telefoonka ganacsadaha.

Ganacsi cusub oo laguugu furo app-ka.

Shaqaale laguugu daro ama invite laguugu hagaajiyo.

Tijaabo Basic ah ama kordhin xidhmo oo laguu codsado.

PIN ama login oo laguu hagaajiyo.

Su’aalo ku saabsan xogta, privacy ama isticmaalka app-ka.