Ururiye

Hadda waa la heli karaa

Ganacsigaaga ku maamul si fudud.

Ururiye waa app Somali ah oo ganacsatada yaryar ka caawiya iibka, badeecada, deynta, kharashaadka iyo shaqaalaha. Kooxdayadu waxay kaa caawinaysaa rakibidda iyo tijaabada.

Iskaan gareey si aad u soo dejiso

Kamarada telefoonkaaga ku eeg koodka habboon.

Ka hel App Store

QR code oo u geeya App Store

Ka hel Google Play

QR code oo u geeya Google Play
Xogta ganacsiga waa la ilaaliyaa
Waxaad ka heli kartaa Google Play iyo App Store
Taageero qof-qof ah
Shaashadda dashboard-ka Ururiye

Waxa uu kuu qabanayo

Hal app oo shaqada dukaanka nidaamiya

Ku habboon ganacsiga yar

Dukaan, farmashi, suuq iyo ganacsi adeeg bixiya ayaa si fudud ugu shaqayn kara.

Iib, deyn iyo kharash

Hal meel ka arag iibka, badeecada, deynta macaamiisha, supplier-ka iyo kharashaadka.

Shaqaale iyo oggolaansho

Milkiiluhu wuxuu ku dari karaa shaqaale, doorar iyo xaddidaad ganacsi.

Tababar iyo rakibid

Kooxdayadu way ku caawinaysaa rakibidda, tijaabada iyo isticmaalka maalmaha hore.

App-ka gudihiisa

Fiiri sida app-ku u shaqeeyo

Gal si sahal ah oo ammaan ah

Gal si sahal ah oo ammaan ah

Dashboard maalinlaha ah

Dashboard maalinlaha ah

Badeeco iyo kaydka

Badeeco iyo kaydka

Deynta macaamiisha

Deynta macaamiisha

Kharashaadka

Kharashaadka

Qaabka aan u shaqayno

Ma aha website kaliya. Waa adeeg la socda.

Wakiilada Ururiye waxay ganacsatada ka caawiyaan rakibidda, tijaabada bilaashka ah, tababarka iyo kordhinta xidhmada marka ganacsigu diyaar noqdo.

  • Wakiil ayaa booqda ama kula soo xidhiidhi.
  • App-ka ayaa laguu rakibaa, ganacsigaagana waa laguugu diyaariyaa.
  • Waxaad tijaabisaa xidhmada bilaashka ah ama Basic tijaabo ah.
  • Markaad ku qanacdo, admin ayaa kuu dhaqaajiya xidhmada ku habboon.
Codso tijaabo ama kordhin

Qiimaha

Qiimaha iyo xidhmooyinka si gaar ah ayaa loo xaqiijiyaa.

Si aan ganacsatada ugu siino adeeg sax ah, qiimaha iyo tijaabada Basic waxaa kuu sharxaya kooxda iibka. Tani waxay noo oggolaanaysaa in rakibid iyo tababar sax ah lagugu sameeyo.

Nala hadal